Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne ku-xigeenka Oo Furay Shirweynaha Nafaqada Hooyadda Iyo Dhalaanka Oo Sanadkiiba Mar Lagu Qabto Somaliland.

focus

Madaxweyne ku-xigeenka Oo Furay Shirweynaha Nafaqada Hooyadda Iyo Dhalaanka Oo Sanadkiiba Mar Lagu Qabto Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay shirweynaha nafaqada hooyadda iyo dhalaanka oo sanadkiiba mar lagu qabto Somaliland.

Shirweynahan oo ay xubno ka yihiin Wasaaradaha Waxbarashadda & sayniska, iyo horumarinta Caafimaadka ayaa lagaga dooday sidii kor loogu qaadi lahaa ilaalinta iyo daryeelka heerka nafaqo ee dhalaanka Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top