Connect with us

somalilandtoday.com

Puntland: Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Qandala Oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso

focus

Puntland: Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Qandala Oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso

(SLT-Boosaaso)-Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii waxay toogasho ku dileen guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamud Khuurshe.

Naxariistii janno alle ha siiyee Jaamac Khuurshe ayaa la dilay isagoo markaasi ka soo baxay Hotel ku yaalla xaafad u dhow dekeda Bosaso magaaladda Bosaso.

Ciidamada Booliiska gobolka Bari ayaa goobta dilka ka dhacay gaadhay, iyagoo halkaasi ka bilaabay baadhitaano la xidhiidha dilka

Ma jirto koox sheegatay dilka gudoomiyihii hore hase yeeshee dilal noocan oo kale waxaa magaaladda Bosaso ka gaystay Ururka Daacish oo muddo kooban gacanta ku dhigay degmada Qandala xiligii uu guddoomiyaha ka ahaa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top