Connect with us

somalilandtoday.com

Gabiley: Dawlada Hoose Oo Shaqada ka Joojisay Wiil Qoraal Soo Dhigay Facebook-ga

focus

Gabiley: Dawlada Hoose Oo Shaqada ka Joojisay Wiil Qoraal Soo Dhigay Facebook-ga

(SLT-Gabiley)-Barkhad Cabdi Bookh Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Magaalada Gabilay ayaa shaqadii looga Hakiyay Ka Dib Markii uu bartiisa Facebookga soo Geloyay Sawir Lagaga Cabanayo Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top