Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Iscasilaad Ka Aqbalay Amp Safiina

focus

Guddoomiye Cirro Oo Iscasilaad Ka Aqbalay Amp Safiina

(SLT-Hargeysa)-Maanta waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ka aqbalay warqaddii is casilaadda ahayd ee uu shalay u soo gudbiyey Amb Axmed Safiina, xilkiina waxa uu ku wareejiyey Xafiiska Guddoomiyaha.

Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu waxa uu rejeynayaa Mudane Safiina in Ilaahay ku garab-galo musqtaqbalkiisa siyaasadeed iyo dedaalkiisa aqoon korodhsi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top