Connect with us

somalilandtoday.com

Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Socda Dalka Lubnaan

focus

Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Socda Dalka Lubnaan

(SLT-Lubnaan)-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Bayruut ee caasimada dalka Lubnaan waxaa sii xoogaysanaya dibad-baxyo shacabka dalkaasi ay ku doonayaan isbadalo siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale.

Ciidamada ammaanka oo isku dayaya inay kala eryaan dibadbaxayaasha ayaa adeegsanaya sunta dadka ka ilmaysiisa iyo biiyo kulul.

Inta la xqiijiyey 12 ruux ayaa dhaawacyo culus ay ka soo gaadheen faageereyaasha isu soo baxyada ay ka socdaan. dowladda ayaa lagu eedaynayaa inay awood u adeegsaneyso shacabka.

Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in Internet-ka iyo korontada dalka oo dhan la jari doono, hadii shacabka aysan dib ugu laaban guryahooda.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top