Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Waan Qarinayay Ee Madaxweynuhu Wuu Ila Dagaallamay Hooyadayna Wuu Caayay, Caagad Uu Gacanta Ku Hayayna Wuu Igu Soo Tuuray Anig Oo Xafiiskiisa Jooga …” Faysal Cali Waraabe

English

DAAWO: “Waan Qarinayay Ee Madaxweynuhu Wuu Ila Dagaallamay Hooyadayna Wuu Caayay, Caagad Uu Gacanta Ku Hayayna Wuu Igu Soo Tuuray Anig Oo Xafiiskiisa Jooga …” Faysal Cali Waraabe

Eng. Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay caagadna uu ku tuuray, dhawaan xilli ay madaxtooyada joogeen.

Wareysi uu BBC siiyay maanta ayuu Faysal ku yidhi: “Waan qarinayay ee madaxweynuhu wuu ila dagaallamay hooyadayna wuu caayay, caagad uu gacanta ku hayayna wuu igu soo tuuray anigoo xafiiskiisa jooga.. Waxaan ku idhi iska daa Ramaax waa xogayahaygii arrimaha gudaha e’ isna wuxuu i yidhi waa seeddigay”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top