Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Diiday In Uu Kala Diro Guddiga Doorashooyinka Ee Lagu Muransan Yahay+ Kulankii Saaka Oo Lagu Kala Kacay

focus

Madaxweyne Biixi Oo Diiday In Uu Kala Diro Guddiga Doorashooyinka Ee Lagu Muransan Yahay+ Kulankii Saaka Oo Lagu Kala Kacay

(SLT-Hargeysa)-Kulan ay saaka yeesheen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyada oo lagu soo kala kacay iyada oo wax is-afargarad ah laga gaadhin muran ka taagan guddiga doorashooyinka iyo muddo-kordhinta loo sameeyay golaha wakiillada.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo hadda si toos ah warbaahinta ula hadlaya ayaa waxa uu sheegay in madaxweyne Biix uu si cad u diiday in uu kala diro komishanka cusub ee doorashooyin.


Muuqaalka warkan goordhaw la soco

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top