Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Ingiriiska oo soo dhawaysay heshiiska xukuumadda iyo jabhadd caare

News

Dawladda Ingiriiska oo soo dhawaysay heshiiska xukuumadda iyo jabhadd caare

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Ingiriiska ayaa soo dhawaysay heshiiska nabadeed ee dhex maray xukuumadda Somaliland iyo jabhadda COL. Caare.

Ergayga Ingiriiska u qaabilsan Somaliland danjire Stuart Brown, ayaa bartiisa twitterka wuxuu ku qoray farriin uu ku bogaadiyay heshiiskaas, waxaanu yidhi “Waa war wanaagsan oo bilow wanaagsan u ah sannadka 2020. Waa Tusaale dheeraad u ah sida ay Somaliland ugu guulaysan karto inay caqabadaha kaga gudubto dhexdhexaadin. Amniga iyo degenaanshahaayaa muhiim u ah gudbinta ugu haboon ee kaalmada iyo horumarinta gobalka Sanaag. Hamablyo dhammaan inta ka qayb gashay.”

Caare ayaa wareejiyay jabhad uu tiradeeda ku sheegay 900 oo askari oo uu ugu magac daray jabhadda Dulmi diid, waxaana shalay jabhadii la wareegtay maamulka gobalka Sanaag.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top