Connect with us

somalilandtoday.com

Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

focus

Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

(SLT-Hargeysa)-Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed.

Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe.

Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top