Connect with us

somalilandtoday.com

“Kursiga Nin Ayaa Ku Fadhiya Ee Aynu…” Cali Warancade Oo Ka Hadlay Murrashaxnimada Maxamuud Xaashi

focus

“Kursiga Nin Ayaa Ku Fadhiya Ee Aynu…” Cali Warancade Oo Ka Hadlay Murrashaxnimada Maxamuud Xaashi

(SLT-Hargeysa)-Cali Warancadde la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Biixi ayaa Maxamuud Xaashi Cabdi uga digay in uu xilligan isu taago jagada guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo madaxweyne Biixi hayo.

Cali Warancadde oo la hadlaya Maxamuud Xaashi wuxuu yidhi “Aniga Iyo Maxamuud Xaashi-na Waxaan Leeyahay “Nin baa Kursiga Ku Fadhiya ee yeynaan daaqadaha Ku Garaacin ee aynu sugno”.

Mar kale wuxuu Warancadde sheegay in uu leeyahay han ilaa heer madaxweyne ah “Nin Dhalinyaro ah baan ahay Timaha Ayuun baa I cadaaday mooye laakiin hankaygii Madaxwaynenimo wali waa taagan yahay, waxaan filayaa cid iga Dheereynaysaa Inaanay Jirin.”

Warancadde ayaa sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay telefishanka Bulsho.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top