Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidammada Amniga Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey.

focus

Ciidammada Amniga Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey.

(SLT-Jigjiga)-Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida, ee ku sugan magaalada War-dheer ee xarunta gobolka Doolo, ayaa gacanta ku dhigay gaadhi noociisu yahay NOOHA, oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Gaadhigan oo la qabtay mar kii uu soo galayay magaalada War-dheer, ilaa hadana aanay cadayn meeshii uu ku wajahnaa, hase yeeshee ciidamada amaanka ayaa baadhis dheeriya wada si loo helo cadaymo dheeriya.
Waxanay boolisku SRTV u sheegeen in 4 nin oo gaadhigan wadatay la qabtay islamar ahaantaasna ay gacanta booliska ku jiraan.

SRTV

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top