Connect with us

somalilandtoday.com

Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Waraaq Shaqo Joojin Ah U Dirtay Wariyeyaasha Universal Tv Ee Dalka Itoobiya.

focus

Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Waraaq Shaqo Joojin Ah U Dirtay Wariyeyaasha Universal Tv Ee Dalka Itoobiya.

(SLT-Jigjiga)-Xafiiska Warfaafinta ee Deegaanka Soomaalida ayaa Waraaq Shaqo Joojin ah udiray Bahda Universal Tv ee Dalka Ethiopia.

Dowlada ayaa ka Xanaaqday Warbixin uu Wariyaha Universal Tv ee Dalka Ethiopia ka Diyaariyay Banaanbixii Salaasadii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Jigjiga.

Hadaba Maamulka Tvga Universal waxa uu ka Xun yahay Warqadaasi Shaqa joojinta ah ee aan Waafaqsaneyn Sharciga Maadaama Universal Tv uu Heysto Ruqsada ay Wakaalada Warbaahinta ee Dalka Ethiopia siiso Warbaahinta Caalamiga ah.

Ugu danbeyn Waxaan Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ku Boorinaynaa ilaalinta Madax Banaanida Saxaafadda.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top