Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkadda SIRAJ Oo Wacadarro Ka Dhigtay Bandhigga Warshadaha Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.

focus

Shirkadda SIRAJ Oo Wacadarro Ka Dhigtay Bandhigga Warshadaha Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Carwadda warshadaha Somaliland oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb-galay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biiixi Cabdi, waxaana ka soo qayb-galay warshado wax soo saar oo kala duwan.

Warshada Rinjiga ee Siraaj ayaa wacadarro ka dhigtay Carwaddan maanta lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha guud ee Warshada Rinjiga ee Siraaj Cabaas Caydaruus ayaa ka warbixiyay adeegyadda ay bulshada u qabtaan iyo waxyaabaha ay maanta ku soo bandhigeen Carwadda warshadaha Somaliland

Halkan hoose ka DAAWO warkan oo dhammaystiran:

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top