Connect with us

somalilandtoday.com

“Fadeexad”Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ku fashilantay Qabashada Wareega Heerka 1aad Ee Burco”

News

“Fadeexad”Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ku fashilantay Qabashada Wareega Heerka 1aad Ee Burco”

“Fadeexad”Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ku fashilantay Qabashada Wareega Heerka 1aad Ee Burco”

December 22 keedii waxaa Garoonka Alamzey stadium ee magaalada burco waxaa laga furay,wareeg loogu yeedhay ciyaartoyda heerka 1aad oo isuduwaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolku hogaamiye ka yahay
marar dhawr waxaa garoonka yimi wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland iyo agaasimihiisa waxayna ku eedaameen erayo ah in burco sida gobolka sool oo kale wareegu uga qabsoomi doono December 22 markuu kasoo dhamaado sool sidii lawada ogaa

kooxii ciyaartooyda ahaa ee ka dhisnaa gobolka togdheer waxay judi iyo dadaal ku bixiyeen sidii ay uga soo dhex muuqan lahaayeen gobolada dalka Somaliand
balse nasiib daro markii ay soo gaadhay wakhtigii lala balamay waxay waayeen dhadhaqaaqii iyo diyaar garowgii ay ku jireen Ciyaartooydii waxa uu sheegay isuduwaha wasaarada ciyaaraha gobolka toghdeer in sidii gobaladii aanu ahayn wareegoodu uu ka duwanyahay haday live noqoto iyo hadii kaleba ,iyagoo ixtiraamaya dawladooda iyo masuuliyiinta wasaaradoodaba waxay dhaheen, maxaa dhacay ee aanu dhinay miyaanan dhalin yarada gobolada kale la mid ahayn?
,wuxuu isu duwuhu noogu jawaabay qas ayaad ka shaqaynaysaan adeer wuu bilaabmayaa wareegu’ sidii ayaanu ku bilaabmay waxaana ciyaartii furitaanka yimi xoghayaha dawlada hoose burco iyo isuduwaha ciyaaraha gobolka togdheer oo qudha,
wasiir ma iman
agaasime ma iman
Badhasaab ma iman
Maayir ma iman
Taliye qaybeedma iman
xaalku halkaas ayuu maray waxaanu mar wada qadnay heestii ahayd ”
”maxaa dilay hankaygii hogaankaan lahaan jiray”anagoo ugu danbayn go aansanay inaanan ka qayb galin wareega aanay ka muuqan dhiiri galintii iyo is garab taagii aanu mudnayn maanta hadanu nahay Kooxahan hoos ku qoran ee ugu waaweyn gobolka togdheer’ waxaanu cid walba u cadaynayna inaan wareegaa loo dhamayn”
‘1-Kooxda Xidigaha Burco
2-Kooxda Naadiga ciidanka asluubta
3-Kooxda Hodan qaylo
4-Kooxda Gaashan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top