Connect with us

somalilandtoday.com

Xil Ka Qaadista Madaxweyne Donald Trump Oo Maanta Loo Codeynayo

focus

Xil Ka Qaadista Madaxweyne Donald Trump Oo Maanta Loo Codeynayo

(SLT-Washington)-Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doono inay xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump iyo in kale.

Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka ee magaalada Washington. D.C ayay dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob oo dastuuri ah oo ay u kucsanayaan xil-ka-xayuubinta madaxweynaha.

Dalka Mareykanka iyo guud ahaan Caalamka ayaa aad looga hadal hayaa eedeynta loo jeediyey Trump Aqalka wakiilada oo Maanta o codeynaya xilka qaadista Madaxweynaha Mareykanka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top