Connect with us

somalilandtoday.com

“Suldaanka Boorama Ayaa Lagu Xidhay Ka Dib Jeelka Mandheera Ayaa Loo Dhaadhiciyay Iyada Oo Wax Maxkamad Ah La Gaynin…” Eheladda Suldaan Abshir Maxamed Ducaale

focus

“Suldaanka Boorama Ayaa Lagu Xidhay Ka Dib Jeelka Mandheera Ayaa Loo Dhaadhiciyay Iyada Oo Wax Maxkamad Ah La Gaynin…” Eheladda Suldaan Abshir Maxamed Ducaale

Magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal waxaa saddex maalmood ka hor lagu xidhay mid ka mid salaadiinta gobolka oo ay saraakiisha amnigu sheegeen inay loo haysto inuu amniga khalkhal ku hayay, isagoo kicinayay dadweynaha.

Suldaanka ayaa lagu warramayaa in iminka loo gudbiyay xabsiga Mandheera ee gobolka Saaxil.

Qaar ka mid ah ehalladiisa ayaa maanta sheegay in Suldaanka xabsi lagu hayo ayada oo aan wax dambi ah lagu soo oogin islamarkaana la horgeyn maxkamad, waxayna dalbadeena in lasii daayo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top