Connect with us

somalilandtoday.com

Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida Oo Ka Furmay Dalka Jabuuti

focus

Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida Oo Ka Furmay Dalka Jabuuti

(SLT-Jabuuti)-Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa goor-dhowayd waxa uu ka furmay Guriga Ummada ee dalka Jabuuti.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan 150 qof oo iskugu jira Mas’uuliyiin ka socota dowladda Jabuuti, dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad deegaanka Soomaalida, Somaliland, Ururada Bulshada Rayidka iyo marti sharaf ka socota dhammaan deegaannada Soomaalida.

Ajandaha Sannadkan ee lagu lafa gurayo Madasha Aragti Wadaagga ayaa ah Kaalinta Soomaalida ee Nabadda Geeska Afrika Dabar-Furidda Awoodda Dadka si Loo gaadho Horumar Guud.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top