Connect with us

somalilandtoday.com

Guddigii Dhexdhexaadinta Xisbiyadda Mucaaridka Ah Iyo Xukuumadda Oo Go’aamo Xasaasi Ah Soo Saaray

focus

Guddigii Dhexdhexaadinta Xisbiyadda Mucaaridka Ah Iyo Xukuumadda Oo Go’aamo Xasaasi Ah Soo Saaray

(SLT-Hargeysa)-Guddidii dhex-dhexaadinta ka dhex waday xisbiyadda mucaaridka ah iyo xukuumadda Somaliland oo iminka la hadlay warbaahinta ayaa soo saaray go’aamo.

Go’aamada ay guddigu soo saareen ayaa ka mid ah:

1)-In la kala diro kominshankii cusbaa ee doorashooyinka.

2)-In la soo celiyo kominshankii hore ee doorashooyinka.

Sidoo kale guddigu waxa ay Xisbiyadda mucaaridku ugu baaqeen inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo ka dhan xukuumadda iyo golleyaasha qaranka.

Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top