Connect with us

somalilandtoday.com

“Atooreyaashu Ha U Badheedhaan Maxamuud Xaashi…” Siyaasiyiin Hore Looga Caydhiyay Xisbiga KULMIYE Oo Taageeray Musharraxnimada Maxamuud Xaashi

focus

“Atooreyaashu Ha U Badheedhaan Maxamuud Xaashi…” Siyaasiyiin Hore Looga Caydhiyay Xisbiga KULMIYE Oo Taageeray Musharraxnimada Maxamuud Xaashi

(SLT-Hargeysa)-Jaamac Shabeel, Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Kujare oo magaalada Burco ku sugan ayaa sheegay in ay halkaasi u joogaan hawlo ku saabsan xisbiga KULMIYE.


Jaamac Shabeel ayaa taageeray musharraxnimada Maxamuud Xaashi waxaanu meesha ka saaray hadalka Axmed Cabdidheere guddoomiye xigeenka KULMIYE.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top