Connect with us

somalilandtoday.com

Xannuun Deg-deg Ah Oo Ku Soo Booday Suldaan Maxamed Xirsi Qani+ Dalka Dibaddiisa Oo Loola Cararay Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarad Gaar Ah U Soo Kaxaysay

focus

Xannuun Deg-deg Ah Oo Ku Soo Booday Suldaan Maxamed Xirsi Qani+ Dalka Dibaddiisa Oo Loola Cararay Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarad Gaar Ah U Soo Kaxaysay

(SLT-Hargeysa)-Xanuun degdeg ah ku soo booday Suldaan Maxamed Xirsi Qani, waxaana loola cararay dalka dibaddiisa

Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarad khaas ah oo lagu qaado waddanka Itoobiya u soo kaxaysay si xanuunkiisa loola tacaalo, waxaana Madaarka Hargeysa ku sii sogootiyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaridka ah, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top