Connect with us

somalilandtoday.com

Cumar Al-Bashiir Oo Su’aalo La Weydiiyey

focus

Cumar Al-Bashiir Oo Su’aalo La Weydiiyey

(SLT-Khartoum)-Madaxweynihii hore ee dalka Sudan ayaa maalintii salaasad ahayd su’aalo laga weydiiyey afgambigii uu awoodda dalka kula wareegay 1989-kii, sida uu garyaqaankii u doodayay sheegay.

Mr Bashir ayaa lagu hayaa xabsiga Kober oo ku yaalla caasimadda Khartoum.

Haddii Mr Bashir lagu helo inuu ka dambeeyey afgambiga, waxa laga yaaba in lagu rido xukun dil ah ama xabsi daa’in.

Madaxweynihii hore ee Suudaan ayaa sidoo kale wajahaya dacwooyin kale.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top