Connect with us

somalilandtoday.com

“Axmed Cabdi Dheere Sharci-darro Ayuu Joogaa, Cid Ma Eryi Karo, Cidna Ma Bedeli Karo…” Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Axmed Cabdi Dheere

focus

“Axmed Cabdi Dheere Sharci-darro Ayuu Joogaa, Cid Ma Eryi Karo, Cidna Ma Bedeli Karo…” Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Axmed Cabdi Dheere

(SLT-Hargeysa)-Yuusuf Maxamed Cariish (Arts), oo ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa sharcidarro ku tilmaamay qaabkii uu u hadlay guddoomiye Axmed Cabdi Dheere.

Arts, ayaa sheegay in aanu jirin qodob sharci oo siyaasiga Maxamuud Xaashi, u diidaya in uu isu soo sharxo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in Axmed Cabdi Dheere, ku hadlay aragtidiisa balse aanu ku hadalka afka xisbiga KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top