Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Madaxa Shirkadda DP World Oo Ka Hadlay Mashruuca Hirgelinta Aagga Cashuuraha Ka Caaggan Ee Dekedda Berbera Oo Maanta Lagu Kala Saxeexday Somaliland

focus

DAAWO: Madaxa Shirkadda DP World Oo Ka Hadlay Mashruuca Hirgelinta Aagga Cashuuraha Ka Caaggan Ee Dekedda Berbera Oo Maanta Lagu Kala Saxeexday Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Maareeye-ku-xigeenka shirkadda DP World, ahna u qaybsamaha shirkadda ee Bariga dhexe iyo Afrika, Suhail Al-banna oo kulanka lagu kala saxeexanayey heshiiska lagu gudo-gelayo hirgelinta Aagga cashuuraha ka caagan ee Berbera, ayaa ugu horrayn xukuumadda Somaliland iyo shacabkaba uga mahadceliyey sida kalfurnaanta, walaaltinimada iyo xamaasadda leh ee ay shirkadda ula shaqeeyaan, waxana uu caddeeyey inay shirkad ahaan ku dhammayn doonaan sida uu yahay qorshahooda ay ku dhammaynayaan wejiga koowaad ee dhismaha dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top