Connect with us

somalilandtoday.com

Madawayne Trump Oo Ammaanay Dowladda IRAN

focus

Madawayne Trump Oo Ammaanay Dowladda IRAN

(SLT-Washington)-Madawaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dowladda Iran kusii daysay muwaadin u dhashay dalka Mareykanka.

Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twiterka ku yidhi “Waad ku mahadsan tahay Iran wada xaajoodyadii midhadhalka ahaa, waana awoodnaa in aan heshiis gaadhno”.

Dowladaha Mareykanka iyo Iran ayaa is dhaafsaday muwaadiniin ay qaab maxbuusnimo ah iskaga kala hayeen.

Talaabadan ayaana lagu tilmaamay mid isku kusoo dhawayn karta labada dal ay heshiis gaadhaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top