Connect with us

somalilandtoday.com

Faadumo Siciid Oo Ka Warrantay Kulamo Ay La Qaateen Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Midawga Yurub

News

Faadumo Siciid Oo Ka Warrantay Kulamo Ay La Qaateen Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Midawga Yurub

(SLT-Hargeysa)-Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadashay Wafti ay hoggaaminayso oo safar shaqo ku jooga wadanka Beligium.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Waftigan oo ay ku jiraan xildhibaanadda Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Soomaaliland ayaa sida ay sheegtay gudo galay ujeedada safarkooda, waxaanay kulamo la qaateen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka midawga yurub, Waxaanay faadumo siciid oo arrimahaas sharaxaad ka bixinaysaa ay tidhi  “Waxa Si Habsami Leh Noogu Socda Hawlihi Shaqo Iyo Kulamadi Aan La Yeelanay Golaha Barlamaanka Yurub Iyo Xildhibanadiisa

Image may contain: one or more people, people standing and suit
Image may contain: 5 people, people smiling, indoor
Image may contain: 5 people, people smiling, basketball court and indoor

Waxa Ay Ku So Dhamaaden Dhamaantood Is Afgarad Waxaan Isla So Meel Dhignay Qodobo Dhawr Ah Taas Oo Aan Ku So Bandhigi Doono
Muuqaal Dhamaystiran Oo Ka Waramaya Guulaha Aan So Gaadhnay Inshalah

F.G Sawirada Waxa Igu Weheliya Xildhibanada Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland Iyo Xildhibanada Barlamanka Yurub

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top