Connect with us

somalilandtoday.com

Hambalyo bogaadin iyo duco ayaan u diraya wasiir maxamed muuse diiriye, Alle ha kugu asturo xilka cusub e lagu magacabay,

Articles

Hambalyo bogaadin iyo duco ayaan u diraya wasiir maxamed muuse diiriye,
Alle ha kugu asturo xilka cusub e lagu magacabay,

Runtii waxan qiraya in wasiirku xilaal kala duwan so qabtay,
yahayna shakhsi hawl kar ah, qarankana juhdi iyo dadal badan geliyey,
Wasaarada biyaha iyo wakaaladaha biyuhuba mudane waxay kaga bahan yahiin is bedel iyo dardar gelin,

Isla jaan qaadka shaqada wa mihiimda isla jaan helida horumarka iyo hore u talaabsiga qaranka,

Wasaarada biyuhu waxay ka mid tahay wasaaradaha halbowlaha u ah qaranka,
Mudnanta kowaad na u leh bulshada,

Kartida, aqoonta iyo daacadnimada aad kuso hagi jirtay xilalki hore e aad qarankaga u haysay waxay mujinaysa inaad xilkan cusub na aad dardar gelin doonto.

Ahmed aadan mohamed
Burao-somaliland

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top