Connect with us

somalilandtoday.com

Wada-hadallo Maanta U Furmay Dalalka Masar, Suudaan Iyo Itoobiya.

focus

Wada-hadallo Maanta U Furmay Dalalka Masar, Suudaan Iyo Itoobiya.

(SLT-Qaahira)-Wareegii labaad ee wada-hadallada u dhexee dalalka Masar, Sudan iyo Ethiopia, ayaa maanta ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Dalalkan ayaa ka wada hadlay mustaqbalka Biyo-Xidheenka ugu wayn Afrika oo laga dhisayo dalka Ethiopia, kaasi oo saamaynaya webiga Nile.

Wada-hadlkan ayaa daba socda kulamo ay dowladda Maraykanku ku dhexdhexaadinaysay dalalkaasi oo bishii hore lagu qabtay magaalada Washington.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top