Connect with us

somalilandtoday.com

“Waxa Aad Ku Dhaarateen In Laga Bilaabo Maanta Aad Dhex Iyo Garsoor U Tihiin Bulshada Iyo Xisbiyada Oo Dhan…” Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhaarinta Komishanka

focus

“Waxa Aad Ku Dhaarateen In Laga Bilaabo Maanta Aad Dhex Iyo Garsoor U Tihiin Bulshada Iyo Xisbiyada Oo Dhan…” Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhaarinta Komishanka

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa si kooban uga hadlay dhexdhexaadnimada xubnaha Komishanka cusub ee maanta la dhaariyay.

Madaxweynaha oo goobjoog ka ahaa dhaarinta Komishanka lagu muransan yahay ayaa qoraal kooban oo uu Facebook ku baahiyay kaga hadlay dhaarta xubnaha Komishanka.

“Waad dhaarateen oo waxa aad ku dhaarateen in laga bilaabo maanta aad dhex iyo garsoor u tihiin bulshada iyo xisbiyada oo dhan.

Waxa aan idinkula dardaarmayaa caddaallad iyo garsoor xaq ah. Rabbi ha idinku guuleeyo hawsha baaxadda leh ee qaranku idiin igmaday.” Sidaas ayuu yidhi madaxweyne Biixi

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top