Connect with us

somalilandtoday.com

Guddida Doorashooyinka Cusub Ee Somaliland Oo Maanta Lagu Dhaariyay Madaxtooyada Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob-joog Ka Ahaa.

focus

Guddida Doorashooyinka Cusub Ee Somaliland Oo Maanta Lagu Dhaariyay Madaxtooyada Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob-joog Ka Ahaa.

(SLT-Hargeysa)-Guddida doorashooyinka cusub ee Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa dhaariyay, madaxweyne Biixi-na goob joog ayuu ka ahaa.

Xubnaha la dhaariyay ayaa ka kooban 6 xubnood maadaama oo xubinta xisbiga WADDANI weli maqan tahay.

Guddida maanta la dhaariyay ayaa waxa ka taagan muran u dhexeeya mucaaradka iyo xukuumadda.

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw la soco

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top