Connect with us

somalilandtoday.com

Cod Si Sir Ah Oo Looga Duubay FARMAAJO

focus

Cod Si Sir Ah Oo Looga Duubay FARMAAJO

(SLT-Muqdisho)-Waxa aanu halkan idin ku soo gudbinaynaa cod laga duubay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlaya culimada suufida ee magaalada Muqdisho, xilli ay taagneyd xiisadda u dhaxeysay ayaga iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Madaxweynaha ayaa codkan ku sheegay in dowladda ay joojisay muxaadaradii uu Sheekh Umal ku qaban lahaa magaalada Muqdisho kadib markii culimada ay ka hor-yimaadaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top