Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sanno Ah U Sameeyay Golaha Wakiillada

focus

Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sanno Ah U Sameeyay Golaha Wakiillada

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiillada.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad ku ansixiyey Muddo kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland oo loo Kordhiyey laba Sanno.


71 Xildhibaan ayaa Golaha Fadhiyey 70 Xildhibaan Ayaa ogolaatay in Golaha Wakiilada loo kordhiyo Laba Sano Guddomiyuhuna muu Codayn.

Golaha Guurtida ayaa iyagu Isku kordhiyayay 3 Sanno.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top