Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Ingiriiska Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah, Xukuumadda Somaliland-na Ugu Baaqday Inay Si Dhakhso Ah Xorriyadooda Ugu Soo Celiso.

focus

Dawladda Ingiriiska Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah, Xukuumadda Somaliland-na Ugu Baaqday Inay Si Dhakhso Ah Xorriyadooda Ugu Soo Celiso.

Dawladda Ingiriiska Ayaa Walaac Xoogan Ka Muujisay Xadhiga Xukuumaddu Kula Kacday Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah, Waxaana Ay Dawladda Somaliland Usoo Jeedisay Inay Dacwad Kusoo Oogto Ama Si Dhakhso Ah Xorriyadooda Ugu Soo Celiso.

Sidoo Kalena Dawladda Ingiriiska Ayaa Xisbiyasda Siyaasadda Ugu Baaqay Inay Dib U Bilaabaan WadaHadaladii Doorashooyinka, Si Ay u Qabsoonto Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka, Islamarkaana Aan Dib U Dhac Danbe Ugu Imaan.

Madaxa Xafiiska Dawladda Ingiriiska Ee Somaliland Ayaa Sidaas Ku Sheegay Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Twitter-ka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top