Connect with us

somalilandtoday.com

Shirka Maal-gashiga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Nairobi Iyo Shirkado Heer Caalami Ka Soo Qeybgalay

focus

Shirka Maal-gashiga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Nairobi Iyo Shirkado Heer Caalami Ka Soo Qeybgalay

(SLT-Nairobi)-Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shir lagaga hadlayay maalgashiga Somaliland, kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Somaliland.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay shirkado heer caalami ah kuwaasoo daneeya maalgashiga Geeska Africa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Maxamuud Xaaji ‘Faratoon’ ayaa ka warramay shirkan, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/upload

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top