Connect with us

somalilandtoday.com

Ergadii Dhex-dhexaadinta Ka Dhex Waday Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Maanta La Kulmaya Madaxweyne Biixi

focus

Ergadii Dhex-dhexaadinta Ka Dhex Waday Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Maanta La Kulmaya Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Ergadii ku hawlanayd dhexdhexaadinta madaxweynaha Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaanay wali u suurtogalinay inay la kulmaan Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Ergadan ka kooban Madaxweyneyaal hore Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Axmed Yuusuf Yaasiin, xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo odayaasha madasha wada-tashiga ayaa la filayaa inay maanta la kulmaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Ergadu shalay waxa ay la kulantay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin maanta la filayaan inay kulan la qaataan Madaxweyne Biixi sida ay sheegayaan wararka aanu helaynaa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top