Connect with us

somalilandtoday.com

Khilaaf Ka Taagan Guddi Uu Magacaabay Madaxweynaha Jabuuti

focus

Khilaaf Ka Taagan Guddi Uu Magacaabay Madaxweynaha Jabuuti

(SLT-Jabuuti)-Dalka Jabuuti ayaa waxaa ka taagan dood la xidhiidha go’aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan golaha wasiirrada la horgeyn.

Guddigan ayaa waxaa wareegto ku meel mariyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top