Connect with us

somalilandtoday.com

Odayaasha Maddasha Oo Kullan La Yeeshay Guddoomiye Cirro Iyo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI

focus

Odayaasha Maddasha Oo Kullan La Yeeshay Guddoomiye Cirro Iyo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa) Odayaasha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa goor dhaweyd kullan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiinta kale ee xisbiga WADDANI.

Kullan-ka ayaa ka dhacay guriga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, kaasi oo noqonaya kii ugu horeeyey ee ay odayaasha Madashu la yeeshaan Guddoomiye Cirro intii uu jiray muranka cusub ee ka dhex alloosan Xukuumadda iyo Xisbiga ugu weyn Mucaaradka Somaliland ee WADDANI.

Geesta kalena Lama garan karro inay ku guulaysan doonaan odayaasha madashu dhex-dhaxaadinta ay ku doonayaa inay ku soo afjaraan muranka siyaasadeed ee ka dhex qarxay Xukuumadda iyo Xisbiga WADDANI.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top