Waxa Xarunta Danbi Baadhista ee CID-da Hargeisa lagu xidhay, Tifatiraha Guud ee Horn Cable TV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr ( coday).
Xafiiska Danbi baadhista ee CID du waxa uu codsaday in Xayiraad la saaro Horn Cable TV, bales Xayiradaasi ma soo gadhin Xafiiska talabadasina ma fulin ilaa imika, waxanay kamid ahayd qoraalka loo akhriyay tifatiraha.