Connect with us

somalilandtoday.com

Jawiga Saaka Ee Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Ciidammo Ula Wareegeen

focus

Jawiga Saaka Ee Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Ciidammo Ula Wareegeen

(SLT-Hargeysa)-Saaka salaaddii subax ayay ciidamo aad u tiro badani la wareegeen Xarunta Guud ee Xisbiga WADDANI.

Xalay saqbadhkii tobannaan lowdh oo dhagax ayaa ciidamadu ku rogeen waddooyinka Xarunta laga soo galo. Ciidamo aan xaddi lahayn baa lagu soo dubaalayaa deegaanka Xarunta Xisbiga.

Shaqaalihii Xarunta ayaa xoog iyo qori caaraddii loogu diiday in ay xafiiska tagaan sida ay sheegayaan masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI.

Somalilandtoday kala soco wixii ka soo kordha

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top