Connect with us

somalilandtoday.com

BOORAMA: Maxaabiis Baxsatay

focus

BOORAMA: Maxaabiis Baxsatay

(SLT-Boorama)-Maxaabiis ayaa la sheegay inay ka baxsadeen maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal, xilli uu halkaasi ka dhaceyey dhagaysigooda oo la xidhiidhay in rabshado ka dhacay magaalada Boorama saddex bilood ka hor ay ka dambeeyeen.

Ciidammada booliska ee ilaalinayay ammaanka ayaana bilaabay inay ridaan rasaas in kastoo la sheegayo inaan cidna wax ku noqonin rasaasta, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top