Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Si Kulul Uga Hadlay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo La Xidhay

focus

Guddoomiye Cirro Oo Si Kulul Uga Hadlay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo La Xidhay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah er WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si kulul uga hadlay mas’uuliyiin ka tirsan xisbigiisa oo xukuumadda xisbiga u taxaabtay.

Guddoomiye Cirro ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook waxa uu ku yidhi “Umadda reer Somaliland waxa aan u xaqiijinayaa in goor dhaweyd sifo sharci darro ah oo aan wax cudur daar ah lahayn lagu xidhay Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga WADDANI, sida ugu adag ayaan u cambaareynayaa, waana in si degdeg ah xorriyadoodii loogu soo celiyaa.

Shacabka dareenkiisa xadhig iyo cabudhin toona laguma joojin karo. Waa inoo aroorta iyo Xarunta Dhexe.”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top