Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI

focus

Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga Waddani Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa ayaa saxaafadda u sheegay in aanay waxba iska bedelin baaqa Guddoomiye Cirro ee ah in berri taageerayaashiisu isugu yimaaddaan xarunta xisbiga.

Waxa kale oo uu sheegay in xarunta xisbiga ay yimaaddeen ciidamo ka dhan ah qorshaha xisbiga ee berri.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in aanay ogolayn isu soo baxa guddoomiyaha Waddani ku dhawaaqay, halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top