Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka WADDANI+SAWIRRO

focus

Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka WADDANI+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir degdeg ah isugu yeedhay hoggaanka xisbiga.

Ma jiro faahfaahin ka soo baxday shirka laakiin sawirrada shirka oo lagu faafiyay baraha bulshada ee xisbiga ayaa lagu Yidhi “Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo shir deg- deg ah hadda isugu yeedhay Xubnaha Fulinta Xisbiga Waddani”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top