Connect with us

somalilandtoday.com

War Degdeg Ah: Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

focus

War Degdeg Ah: Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

(SLT-Hargeysa)-Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Goor Dhaweyd ku geeryooday Magaalada Hargeisa, sida uu xaqiijiyey wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac.

Taliyaha ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Hargeysa International oo uu xaalad Caafimaad u yaalay.

Maamulka iyo Bahda warbaahinta Somalilandtoday waxay tacsi u diraysa ehelka, qoyska, qaraabada, ciidamada iyo guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Fadal.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top