Connect with us

somalilandtoday.com

Gudoomiye Cirro Oo Cisbitalka Ku Bookhday Taliye Cabdillaahi Fadal Iiman

focus

Gudoomiye Cirro Oo Cisbitalka Ku Bookhday Taliye Cabdillaahi Fadal Iiman

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caawa fiidkii cisbitalka International ee magaalada Hargeysa ku bookhday taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye gaas Cabdillaahi Fadal Iiman oo xaalad caafimaad u jiifa.

Gudoomiye Cirro ayaa taliye Fadal alle uga baryey inuu caafimaad sareecan ah siiyo.

Xalaada caafimaad ee taliyaha ayaa ah mid ka soo reynaysa sidii hore.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top