Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Madaxweyneheena Aan Dhakhtar Gayno Oon Baadhano Caafimaadkiisa, Illayn Nin Waalan Tolkiibaa Umiyir Qabee, Ninkani Masaaloona, Ninkan Umulaha…” Siyaasiyiin, mujaahidiin iyo madax-dhaqameed

focus

DAAWO: “Madaxweyneheena Aan Dhakhtar Gayno Oon Baadhano Caafimaadkiisa, Illayn Nin Waalan Tolkiibaa Umiyir Qabee, Ninkani Masaaloona, Ninkan Umulaha…” Siyaasiyiin, mujaahidiin iyo madax-dhaqameed

(SLT-Hargeysa)-Siyaasiyiin, mujaahidiin iyo madax-dhaqameed ayaa si weyn u dhaliilay Madaxweyne Muuse Biixi, waxaanay baaq culus u direen bulshada reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top