Connect with us

somalilandtoday.com

Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeer Muran Iyo Buuq Ka Dhex Abuuray Golaha Oo Shalay Baaqday

focus

Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeer Muran Iyo Buuq Ka Dhex Abuuray Golaha Oo Shalay Baaqday

(SLT-Hargeysa)-Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay wax ka badalka iyo kaabista lagu sameeyay xeerka nidaamka garsoorka oo maalintii shalay baaqday.

Xildhibaanada saaka fadhiga ka soo xaadiray ayaa waxa ay ahaayeen 55 Xildhibaan

Waxa ogolaaday 47 xildhibaan

Waxa diiday 6 Xildhibaan

Laba Xildhibaana way ka aamuseen

Xeerkaasi ayaa sidaasi ku ansaxa

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top