Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Hawlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Qaranka.

focus

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Hawlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Qaranka.

(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta ansixiyay Xeerka Hawlgabka iyo Xaqsiinta Ciidamada Qaranka.

Xeerkan oo Xukuumadda u soo gudbiyay Golaha Wakiilada Somaliland ayaa wax ka tari doona Ciidamada qalabka sida ee kala duwan ee Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top