Connect with us

somalilandtoday.com

Booliska Ingariiska Oo Dacwado Ku Soo Oogay Darawalkii Waday Gaadhigii Laga Helay 39-Ka Qof Oo Meydka Ah

focus

Booliska Ingariiska Oo Dacwado Ku Soo Oogay Darawalkii Waday Gaadhigii Laga Helay 39-Ka Qof Oo Meydka Ah

(SLT-London)-Booliska Britian ayaa baadhaya geerida 39 qof oo muhaajiriin ah oo saarnaa gaadhiga ka yimid wadanka Bulgaria oo maalmo ka hor lagu arkay agagaarka magaalada London.

Dhacdadaan ayaa waxaa loo xidhay darawalkii waday gaadhigaan oo lagu soo oogay dambiyo ay ka mid yihiin dil iyo mustaafurin aan sharci aheyn.

Eedeysane Maurice Robinson, oo ka soo jeeda waqooyiga Ireland ayaa wajahaya 39 dacwadood oo ay ka mid tahay in uu garab siinta safaro aan sharci aheyn in uu si dadban u laayay dadkii ku dhintay shilkaan iyo adeegsiga lacagaha Madow.


Mr Robinson ayaa la xidhay waxyar kadib markii uu la helay meydadka dadkaan subaxnimadii hore ee arbacada, waxaana la filayaa in maxkamad uu ka soo muuqdo maalinta Isniinta ee bari.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top