Connect with us

somalilandtoday.com

Qaxooti Soomaali Ah Oo Khasab Lagaga Saaray Xerada UNHCR Ee Magaalada Tripoli

focus

Qaxooti Soomaali Ah Oo Khasab Lagaga Saaray Xerada UNHCR Ee Magaalada Tripoli

(SLT- Tripoli)-Hay’adda qaxootiga ee UNHCR ayaa wadda dadaalo ay dadka qaxootiga ah kaga daadgureyneyso magaalada Tripoli ee dalka Libaya oo ay wali ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.

Hase ahaatee waxaa dhinaca kale jira dad Soomaali ah oo cabsi ka qaba in ay dhibaato ka soo gaadho dagaaladaasi, ka dib markii sida ay sheegeen ay UNHCR ku amartay inay ka baxaan xarunteeda, iyadoo qaar kalana si khasab ah kaga saartay xarunta.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top