Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Saaka Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Uu Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen

focus

Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Saaka Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Uu Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen

Mas’uuliyiin ka socda labada xisbi ee Waddani iyo UCID ayaa saaka booqday in ka badan 600 oo qoys oo sheegay in Qoyska madaxweyne Biixi, ka qaadayaan dhulkii ay daganaayeen

Xildhibaan Nacnac, ayaa isna la socday mas’uuliyiinta booqashada sameeyay.

Mas’uuliyiintan ayaa ku baaqay in madaxweyne Biixi, Caddaaladda dib ugu soo laabto oo uu joojiyo barakicinta uu dadka Danyarta ah ku hayo sida ay hadalka u dhiggeen.

Labada xisbi ayaa sheegay in goleyaasha ay gaynayaan mooshin lagu badbaadinayo dadkan Danyarta ah dhulkooda.

Waxyaabaha xusida mudan waxa ka mid ah in Guryo dhisan oo sharci leh lagu amray dadka leh in ay iskaga guuraan sida ay sheegeen, halkan hoose ka Daawo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top